Home / Author Archives: DBN (page 10)

Author Archives: DBN

Maxaa Looga Hadlaya Shirka Soomaaliya Uga Furmay Mareykanka?

Waxaa Shir muhiim ah ka furmay Magaalada Washington ee dalka Mareykanka, Shirkan waxaa soo qaban qaabiyay Bangiga Adduunka iyo Hey`aada IMF, waxaana diirada lagu saaraya dib eegista dhaqaalaha Soomaaliya. Shirkan ayaa daba socda kii lagu kala qabtay magaalooyinka Muqdisho iyo ...

Read More »

Shir Lagu Xaqiijinayo Amniga Oo Muqdisho Ka Furmay.

Shir lagu xaqiijinayo amniga deegaanadii ay ciidanka xooga dalka ay kala wareegeen Al-Shabaab , ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shirkaan daah furay Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Mudane Cabdi Maxamed Sabriye. Wasiir Sabriye ayaa soo dhaweeyay howlagada adag ee ay ...

Read More »

AKHRISO: Magacyada Taliyaasha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Uu Magacaabay.

Wareegto Kasoo Baxday xafiiska Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed- Laftagreen ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha ciidanka Daraawiishta iyo kuxigeenkiisa. Taliyaha ciidanka daraawiishta waxaa loo magacaabay Yoonis Aadan Xasan , Halka kuxigeenkiisa loo magacaabay Cabdulle Isaak Ibraahim. ...

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo U Ambabaxay Imaaraadka

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu horkacayo ayaa waxay u ambabaxeen wadanka isku taga Imaaraadka Carabta. Waa markii ugu horeysay uu Saciid Cabdullaahi Deni uu safar ku baxo tan iyo markii loo doortay madaxweynaha maamul goboleedka ...

Read More »

DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka ay warbaahinta Danan heleyso ayaa waxay sheegayaan in qarax miino uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qaraxa Miino ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa isgooyska Howlwadaag iyo bakaaraha. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa miinada Nooca dhuulka lagu ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in isbedel lagu sameen doono laamaha amniga dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullaahi Farmaajo oo furitaanka kalfadhiga 5aad ee golaha shacabka ka jeediyay khudbad ayaa waxa uu ka hadlay waxyaaba badan oo ay ka mid yihiin in dalku uu ku jiro marxalad dagaal oo looga baahanyhay ciidamada iyo shacabka ...

Read More »

Taliyaha CXDS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Uk.

Sareeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo ah taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ben Fender oo ah safiirka dalka Uk u jooga soomaaliya , waxaana ay si wada jir ah ay uga wada hadleen xiriirka ...

Read More »

Xisbiyada siyaasadeed ee dalka oo ka hadley amni xumida dalka ka jirta.

Xisbiyada siyaasadeed oo kala ah UPD , Himilo Qaran , Ileys iyo Wadajir oo isugu yimaadey shir deg deg ah ayaa waxa ay kaga hadleen xaaladda amni ee ku suganyahay dalka. Xisbiyadan siyaasadeed ayaa walaac waxa ay ka muujiyeen amniga ...

Read More »

Shil Gaari oo sababay khasaaraha dhimasho iyo dhaawac.

gaari nuuca xamuulka qaada oo marayay inta u dhaxeysa magaalada Nairobi iyo deegaanka Matuu ee kowntiga Machakos ayaa ku qallibmay halkaasi waxaana la sheegayaa in ugu yaraan 15 qofood ay ku geeriyoodeen shilkaasi halka tira intaa ka badanna ay dhaawac ...

Read More »