Home / Author Archives: DBN

Author Archives: DBN

Degmada Kaaraan oo ay ka dhacday Israsaaseen

Israsaaseyn maanta ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Israsaaseyn Khasaare geysatay oo ka dhacday Suuqa degmada Kaaraan. Israsaaseynta ayaa ka dhalatay ka dib markii Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay ku murmeen gudaha Suuqa, ...

Read More »

Golaha Guutida Somaliland oo Muddo kordhin sameeyay

Golaha guutida Somaliland ayaa maanta muddo 9 bilood ah u kordhiyay Golaha Wakiillada Somaliland. Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in Muddo kordhin loo sameeyay Wakiillada si ay u dardargaliyaan howlaha horumarinta Somaliland. Doorashada Golaha Wakiillada ayay sheegeen ...

Read More »