loooooo.
By editor On Wednesday, February 27th, 2013
0 Comments

Shan Boqol iyo Afartan Neef oo Lo’ ah oo Xalay Ka dhoofay Dekadda Muqdisho

Dekadda Caalamiga ee Magaalada Muqdisho ayaa ka mid ahayd meelaha ay ka dhoofaan Xoolaha Nool oo loo iib geyn jiray Dalalka Khaliijka, taasoo meesha ka baxday markii ay nur burtay Xukuumaddii Dhexe ee Soomaaliya. Bur More...

c.seeraar
By editor On Wednesday, February 27th, 2013
0 Comments

Af Hayeenka Ciidamada Raas Kaambooniyiinta oo ka Hadlay Xaaladda Magaalada Kismaayo

Af Hayeenka maamulka ku meel gaarka Kismaayo Seeraar oo waraysi siiyay qaybaha war baahinta ayaa sheegay in magaaladu ay xasilan tahay isla markaana wararka la buun buuninayo aysan ahayn kuwo sal iyo raad leh. Af More...

maqaalka amiin
By editor On Saturday, February 23rd, 2013
0 Comments

Mareykanka Ma Ukun Baa Turkiguna Ma Xadiid Baa?

    .     “War maxaa loo yiri Ku meel Gaarkii baan ka baxney,Beerka Caaro Idiin Goysey “Qayladaan waxay ka soo yeertey Nin Odey ah oo aan si wanaagsan isku naqaan da’diisana aan More...

saacid
By editor On Saturday, February 23rd, 2013
0 Comments

war saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra isul wasaaraha oo ku aadan dagaal maanta ka dhacay magaalada kismaayo

“Waxaa dhawaan isoo gaartay in dagaal ka dhacay magaalada Kismaayo. Waxaana aad uga xunnahay in dhiig dad walaalo ah oo Somaliyeed si micno darro ah u daato waqti ay dadka magaalada Kismaayo ay sugayeen in ay More...

kismaayo
By editor On Saturday, February 23rd, 2013
0 Comments

Shirkii Maamul u Sameynta Gobolada Jubbooyinka oo Maanta Dib u Dhac ku Yimid.

Iyadoo Muddooyinkii danbe si weyn loo hadal hayay in Magaalada Kismaayo uu ka furmayo Shirkii maamul u Sameynta Gobolada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta waxaa baaqday Shirkaas oo la filayay inuu maanta ka Furmo More...

afmadow
By editor On Saturday, February 23rd, 2013
0 Comments

Ciidamada Dawladda oo Maanta Hawl Galo ka Sameeyay Degmada Af Madow ee Gobolka Jubada Hoose.

Wararka naga soo gaaraya Degmada af madow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada dawladda Maanta ay degmadaasi ka sameeyeen Hawl galo baaritaana ah. Ciidamada ayaa isku gadaamay guud ahaan degmadaas More...

maxkamad
By editor On Saturday, February 23rd, 2013
0 Comments

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta Xukuno Kala Duwan Ridday.

Maxkamadda Gobolka banaadir ayaa maanta u Fariisatay qaadista Dacwado kala duwan oo loo haystay Rag ku Eedeysnaa denbiyo kala duwan. In ka badan Toban Dacweysaneoo Denbiyo kala duwan ku Eedeysnaa ayaa maanta ka More...

marwo fawsiyo
By editor On Saturday, February 23rd, 2013
0 Comments

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Turkiga iyo Wafddi uu Hoggaaminayo oo Maanta Muqdisho soo Gaaray

barqanimadii ayaa maanta ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha caalamiga ee magaalada Muqdisho ka soo degay Wafddi Ballaaran oo uu hoggaaminayay Ra’iisul wasaare ku Xigeenka Dalka Turkiga Bekir Bozdag. Wafdigan More...

bul gad
By editor On Sunday, February 17th, 2013
0 Comments

Faah Faahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa Dagaal Shalay ka Dhacay Degaanka Buulo Gaduud.

Dagaal Xooggan oo Maalinimadii Shalay ka Dhacay degaankaas ayaa inta la ogyahay waxa uu sababay Khasaare soo kala gaaray labadii dhinac ee dirirtu u dhaxaysey. iyo dad Rayid ah oo halkaa ku sugnaa. Saraakiil ka More...

qaar gaarisa
By editor On Sunday, February 17th, 2013
0 Comments

Xaaladda Magaalada Gaarisa oo Maanta Deggan ka Gadaal Qarax Xalay Halkaa ka Dhacay dhacay

Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi bari ee Kiinya ayaa Xalay waxaa ka dhacay Qaerax aad u xoog badan. Qaraxan oo ahaa Nooca Miinada Dhulka lagu aaso ayaa sida lagu soo Waramayo waxaa uu ka Dhacay Barxadda Gaarisa More...